Kenya oo Shaacisay in Dowlada Somalia raali ka aheyd wafdigii uga qeyb galay Caleemo saarkii Axmed Madoobe

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dowlada federaalka Soomaaliya ay raali ka aheyd kana warheysay Wafdigii dowlada Kenya u dirtay Caleemo saarkii Madaxweynaha Jubbaland ee lagu qabtay magaalada Kismaayo. Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya, Macharia Kamau oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in wafdigii Kenyaanka ahaa ee ka qeyb galay caleemo saarka doorashadii … Continue reading Kenya oo Shaacisay in Dowlada Somalia raali ka aheyd wafdigii uga qeyb galay Caleemo saarkii Axmed Madoobe